War cusub oo laga soo saaray xiliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta Galmudug (Sawirro)

Odayaasha dhaqanka iyo bulshada magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta qado sharaf u sameeyay guddiga dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo ergada magaalada u timid inay ka qeyb galaan shirweynaha loogu diyaar garoobayo dhismaha Maamulka Galmudug. Ugaas Cabdi Daahir Ugaas Nuur oo ka hadlay qadada reer Dhuusamareeb u sameeyeen guddiga iyo ergada ayaa sheegay in kulanku ahaa is barasho iyo … Continue reading War cusub oo laga soo saaray xiliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta Galmudug (Sawirro)